Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole dadka looga wacyigelinayo qatarta Caabuqo Covid-19 oo Muqdisho ka bilaawday+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Olole dadka looga wacyigelinayo qatarta Caabuqo Covid-19 oo Muqdisho ka bilaawday+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaradda Diinta iyo owqaafta iyo Maamuilka Gobolka Banaadir ayaa Maanta Barnaamijka Wacyi galinta Covid-19 ka bilaabay Magaalada Muqdisho.

Olalaha wacayi Galinta waxaa Hor kacayay Gudoomiye Ku xigeynka arimaha Bulshada iyo wacyi Galinta Maamulka Gobalka Banaadir Marwo Basma Caamir axmed

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

( jaketti) iyo wasiir ku xigeynka wasaarada Diinta owqaafta Waxana Diirada lagu saaray sida ay ay Bulshada ugu Feejignaan karaan caabuqa Covid 19 oo qeyba kamid ah dalka laga helay

waxa ay sheegaan in lagama maar maan ay tahay in dadka ay ku dhaqmaan wacyigalinta ay siinayaan Hay,adaha Caafimaadka iyo maamulka Gobalka Banaadir si uu Cudurada ugu faafin Dalka .

Olalah wacyigalinta waxa ay ku Tageyn masuuliyiinta maamulka Gobalka Banaadir iyo wasaarada Diinta iyo owqaafta qaar kamid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir,

Tags: Olole dadka looga wacyigelinayo qatarta Caabuqo Covid-19 oo Muqdisho ka bilaawday+Sawirro
Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xaqiijisay geerida qofkii labaad ee u dhinta cudurka Covid-19 Dalka

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In