Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay aga gaarka xarunta golaha shacabka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Olole Nadaafadeed oo ka bilowday qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo dhawaan lagu wado in uu furmo kalfadhiga Lixaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho laga bilaabay olole nadaafadeed oo sare loogu qaadayo bilicda xarunta.

Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid xaafadaha ay ka koobantahay degmada Howlwadaag iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Nadaafadda dowladda Hoose ee Xamar ayaa la arkayay iyaga oo qaadaya qashinka, waxaana howshaasi sidoo kale ka qeyb qaadanayay gaadiidka dowladda hoose ee Xamar.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaasad oo ugu horeyn la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay sida ay u socdaan ololaha nadaafadeed.

“Ololahan waxa ay tahay sidii aan qashinka uga qaadi lahayn xarunta golaha shacabka, runtii shaqaalaha baarlaamanka ayaa gacan nagu siiyay, howshana waan sii joogteyn doonaa, haddii uu Alle idmo” ayuu yiir

Afhayeenka Mamulka Gobolka Banaadir Cabdifaaax Cumar Xalane oo isna La Hadley Warbaahinta ayaa sheegay in Maamulka Gobalka ay ka go’antahay xoojinta ololaha nadaafadda ee caasimadda

Afhayeenka ayaa yiri: “Howshan looma kala harin, shaqaalaha Nadaafadda waan uga mahadcelineynaa, runtii maamulka waa ay ka go’antahay dar dargelinta olalaha nadaafadda ee caasimadda”.

Maxamed Cabdullaahi Ciyow oo ah Xoghaye ku-xigeenka Golaha shacabka ayaa maamulka Gobolka Banaadir uga mahadceliyay howlaha nadaafadeed ee ay ka bilaabeen xarunta Golaha Shacabka

“Howshan laga qabtay xarunta golaha shacabka aad ayaan uga mahadcelineynaa, runtii waxaan qirayaa in Maamulka Gobolka uu qeyb weyn ka qaatay  kaalintii Nadaafadda ee kaga aadaneyd degmada Howlwadaag oo xarunta Golaha Shacabka ay qeyb ka tahay” ayuu yiri Maxamed Cabdullaahi Ciyow.

 

 

Previous Post

Jihadi John wuxuu rabay inuu ku biro Shabab balse naftiisa ayuu u baqay “War-bixin”

Next Post

Maxaad ka taqaanaa Magefe? waa qabqable-dagaal oo Liibaayan ah oo quuta dadka tahriibka ah.

Next Post
Maxaad  ka taqaanaa Magefe?  waa qabqable-dagaal oo Liibaayan ah oo quuta dadka tahriibka ah.

Maxaad ka taqaanaa Magefe? waa qabqable-dagaal oo Liibaayan ah oo quuta dadka tahriibka ah.

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In