Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Australia  oo Xirtay Sohdimaha ay la wadaagto Dalalka Dariska  Covid 19 Awgii

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Australia  oo Xirtay Sohdimaha ay la wadaagto Dalalka Dariska  Covid 19 Awgii
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka  australia  oo ka mid ah  meelaha  ugu dadka  badan  ku saameeyay cudurka safmarka ee covid-19 ayaa xirtay xadka  ay  la wadaagto   victoria  iyo new  south  wales (NSW)  Ka dib  markii ay   kordheen  kiisaska  covid 19 ee magaalada   melbon
ee dalkaasi  .

Warka  ayaa  intaa ku daraya   in caasimada Victoria  laga
diwaangaliyay  boqolaal xaaladood  oo la xariira cudurka  covid 19
labadii isbuuc ee la soo dhaafay  in ka badan 95%

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026

ilaa iyo hadda   labo dawladood  ayaa  waxaa ay xireen xaduudooda  ka
dib markii  ay soo   badatay  cabsida  laga   cudurka  Covid  oo
saamayn weyn ku yeeshay  wadamo badan oo caalamka ah .

xanibaadda   la saaray  xaduudaha  ayaa  bilaaban doona  maalinimada
arbacadda ah aydoo  la xadidi doono  dadka haysta  ruqsadda  safarka .
Ra’iisulwasaaraha  victoria  daniel adrews  ayaa  sheegay  in  go’anka
xanibaadda   xaduudaha   ay  tahay  mid ay  sida wada  jir ah iskula
gaareen  raiisulwasaha  scott morrison  iyo  NSW Primier  gladys
berejiklian

“Tani waa mid ka mid ah tallaabooyinka taxaddarka ah – waa mid ka mid
ah waxyaabaha aan u maleynayo inay naga caawin doonaan annaga oo
ballaarin doona xakameynta faafitaanka fayraska,” ayuu yiri Mr Andrews.

Tags: Oustralia  oo Xirtay Sohdimaha ay la wadaagto Dalalka Dariska  Covid 19 Awgii
Previous Post

Ciidamo ka mid noqonayo Daraawiishta Galmudug oo Tababar loo furay “Sawirro”.

Next Post

Tirada  kiisaska Cudurka  Covid 19 Dalka Hindia oo sare u kacday

Next Post
Tirada  kiisaska Cudurka  Covid 19 Dalka Hindia oo sare u kacday

Tirada  kiisaska Cudurka  Covid 19 Dalka Hindia oo sare u kacday

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In