Madaxweynaha JFS oo dhagaxdhigay madaxtooyada magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ...
Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ...
Howlgal ay Wadajir u fulinayaan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ciidamada Hey’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA, Ciidammada deegaanka iyo kuwa Saaxiibada ...
Hey’adda Geophysics-ka Indonesia, ayaa sheegtay in dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 7 Darajo uu ku dhuftay maanta oo Arbaca ah gobolka ...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwooda ka hawlgalaSaldhigga Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, ayaa xabsiga dhigay labo kamid ah burcadda ...
Qiimaha dollarka Maraykanka ayaa suuqyada xorta ah ee Iiraan ka gaaray ilaa 42 kun oo lacagta Iiraan ah, taasi oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad ka soconaya shirka dib u heshiisiinta oo u dhexeeyey madaxda Dowlad ...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa sheegay Talaadadii in uu kala hadlay xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain xaaladda Ukraine ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Caasimadda Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho