Wasiir Fiqi oo kulan laqaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Pakistan
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee ...
Wakiilka joogtada ah ee Ruushka u fadhiya Vienna, Mikhail Ulyanov, ayaa sheegay in xoghayaha Guud ee Wakaaladda Tamarta Nukliyeerka, Rafael ...
Waxaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho maanta ka soo degtay diyaarad sidda qaybtii ugu horreysay Ciidamadii tababarka muddada dheer ...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Hay’addaha Dowladda ee ka hawlgelaya dekedda Garacad. ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa maanta oo Arbaca ah Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiya ku qaabili doona dhiggiisa Ukraine ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ...
Ciidammada Booliska degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan, kuwaas oo taliska Booliiska sheegay ...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa caawa Saldhigga degmada Xamarweyne ku soo bandhigay laba dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab iyaga iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023 ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Xuska Sannad Guurada 79-Aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho