Rabshadihii ka dhacay Magaalada Paris oo kordhay
Waxaa sii xoogeystay rabashadaha ka socda Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, kuwaas oo ka dhashay Nin hubeysan oo saddex qof ...
Waxaa sii xoogeystay rabashadaha ka socda Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, kuwaas oo ka dhashay Nin hubeysan oo saddex qof ...
Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirada ...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka xoogga, Taliyaha ciidanka dhulka, Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho ...
Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Adam Muuse ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha ...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha, oo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi isugu jiray Ganacsato ka ...
Wasiirka arrimaha gudahaTurkiga Suleyman Soylu, ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan howlgallo isdaba jooga ah oo ay ka sameynayaan gobolada dhaca ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho