Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo kormeeray deegaanno laga xoreeyay Khawaarijta
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka xoogga, Taliyaha ciidanka dhulka, Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe ...
















