Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay degaanno ka tirsan Galgaduud
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor oo ay wehlliyaan kuwa Degaanka ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay degaanka Cali ...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor oo ay wehlliyaan kuwa Degaanka ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay degaanka Cali ...
Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (The East African Community-EAC) ayaa bilowday hannaanka sida rasmiga ah loogu aqbalayo dalka Soomaaliya ...
Bayaan ay soo saartay Khamiistii, Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka, ayaa lagu sheegay in Xaaladda Ilaalinta Ku Meel Gaarka ah (TPS) ...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS mudane Sh Muqtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan dalka Sacuudiga ...
Banaan bax lagu taageerayo kacdoonka la dagaalanka Khawaarijta ayaa maanta lagu qabtay magaalada Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug. Banaan baxa ...
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Siraaji Sheekh Isaxaaq Cabdulle iyo xubno kale ayaa kormeer howled ...
Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in ciidamada maamulkaasi ay dileen Abu-Albara Al Amani oo ahaa madaxii hawlgallada Daacish ee gobolka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah Xarunta Madaxtooyada kula yeeshay Wasiirrada Maaliyadda heer Federaalka iyo ...
Cabdi Xasan Qooreey oo ka mid ahaa kooxaha khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Buulo-burde ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Wasiirrada Maaliyadda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho