Dib u milicsiga Qoondada Haweenka ee hanaanka Doorashadii 2022 oo laga dooday
Xildhibaannada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka qeyb-galay Dood-wadaag,uu soo Qaban-qaabiyay Xafiiska Raisulwasaaraha taasoo la xariirtay, Dib-u_milicsiga Qoondada Dumar ...
















