Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku-simaha Wasiirka Amniga ka guddoomay qorshe howleedka sanadka cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023 ee ...
















