Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika oo ka shaqeynaya sidii ay Soomaaliya ay ugu biiri laheyd ururka
Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (The East African Community-EAC) ayaa bilowday hannaanka sida rasmiga ah loogu aqbalayo dalka Soomaaliya ...
















