Sawiro: Madaxweyne Xasan “Walaalnimada Soomaaliya iyo Jabuuti waxaa ku kordhay Gacal iyo Xididnimo”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane ...






