Shirka Guddiga Mashruuca RAAISE Qeybtiisa Horumarinta Xoolaha Oo Ka Qabsoomay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane: Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa shir guddoomiyey shirka guddiga ...
















