Ciidanka XDS oo fashiliyay Miinooyin ay aaseen Argagixisada
Ciidamada deegaanka KM 50 ee gobolka Shabeellada hoose ayaa fashilayay miino ay kooxda dhaqar-qabayaasha Al-Shabaab ku aaseen inta u dhexeysa ...
Ciidamada deegaanka KM 50 ee gobolka Shabeellada hoose ayaa fashilayay miino ay kooxda dhaqar-qabayaasha Al-Shabaab ku aaseen inta u dhexeysa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxammed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha ...
Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) ayaa ka qeybgalay furitaanka Shirweynaha wada tashiga Wasaaradaha Cayaaraha heer Federaal, ...
Kulankaan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeynka Gobolka Mudug ee Galmudug Axmed Maxamed Shire Qoodaar sidoo kalana ay goob ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Cabdiwahaab Qaasim Axmed oo Dalkeena ku ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan weyne looga hadlaayay Dowrka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Imaaraadka ...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulan laqaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. ...
Waxaa lagu wadaa in Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ay 10-ka Bishaan shir deg deg ah ka yeeshaan xaaladaa kajira ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho