Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Shiinaha xoojinta iskaashiga Muqdisho.
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa shalay oo Isniin ...
















