Guddoomiye Makaraan Oo La Kulmay Dhallinyaro U Diyaar Garoobay La Dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab
Guddomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Hirshabelle Maamulka Degmada Ragacelle, siyaasiyiin iyo ...
















