Abaar ba’an oo ka jirta degaanno kamid ah koonfurta Soomaaliya
Abaar ba’an ayaa laga soo sheegayaa deegaannada Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Gedo, Baay iyo Bakool. Abaartan ayaa saameysay dadka ...
Abaar ba’an ayaa laga soo sheegayaa deegaannada Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Gedo, Baay iyo Bakool. Abaartan ayaa saameysay dadka ...
Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iiraan oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo Duqa Magaalada Konya ee Dalka Turkiga ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Deegaanka War-Ciise ee gobolka Shabeellaha dhexe ka sameeyay howlgal qorsheysan kaasi oo ay ku baacsanayeen ...
Shabakadda Warbaahinta Aljazeera ayaa qabanqaabisay koox dhanka sharciga ah,si ay dacwad ku saabsan dilka wariye Shireen Abu Akleh ugu gudbiyaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii kala ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digreeto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan kula qaatay Aqalka Madaxtooyada Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho