Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Qaabilay Wasiirada Shaqada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ...
















