Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaanno katirsan Shabeellaha Dhexe
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay howlgallo ka dhan ah argagixisada waxaa ay ka wadaan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay howlgallo ka dhan ah argagixisada waxaa ay ka wadaan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta daah furay munaasabad lagu soo bandhigayay Siyaasadda Qaran ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre,ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka ...
Maamulka Degmada Dharkeenley oo ka jawaabaya Amarka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa deeq Joodariyaal ah oo gaaraya ...
Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odaywaa Yuusuf Raage, ...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra'iisul ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta furay shir labo maalin soconaya ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa booqday Hay’adda Caalamiga ee Tamarta Atomic-ga (IAEA)oo ...
Ku dhawaad 200 Qoos oo danyar ah oo ay saameeyn ku yesheen Qaraxyadii dhawaan ka dhacay Beledweyne,ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka horumarinta Beeraha Puntland oo socon doona muddo laba ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho