Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay 13-kursi oo lagu dooran doono Baladweyne
Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qeybtii Koowaad 13-kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taala magaalada ...
Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qeybtii Koowaad 13-kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taala magaalada ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa caawa soo saaray liiska musharixiinta u tartamaya kursiga u dambeeya doorashada golaha ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelk Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay tababar aad u sareeyo oo ku saabsan Dayeeeelka ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha ayaa ...
Wasiirka Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar ee Soomaaliya Mudane ...
Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay. Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ...
Guddoomiyaha degmada deyniile Maxamed Abuukar Cali (jacfar) ayaa saakay ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay hop#025, kadib doorasho ka dhacday dhuusamareeb. ...
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed Galmudug oo shaaciyeen Guddiga Xulista Ergada kuraasta seddex kursi oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-Xigaanka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa qaabilay Korneyl ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho