Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ...
Wasaaradda deegaanka, isbadalka Cimilada iyo horumarinta reer miyiga dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo agaasintey aqoon is waydaarsi ku saabsan Wadatashiga ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan ku dilay 50 ka tirsan maleeshiyaadka dhagar qabayaasha nabadiidka Al-shabaab, ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa 20 tirsan maleeshiyada Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ay saakay soo ...
Ciidamada Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegay in saacadahii la soo dhaafay ay heleen mayd cusub, ka dib markii laba doomood ...
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 68-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee ...
Wasiirka Maaliyadda Xuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi M. Nuur, ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga ee (IMF Afrika Group ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Oslo kulan ...
Wafti wasiirro iyo xildhibaano isugu jira oo ay hoggaamineeyso ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho