Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan London.
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan loogu qareemayay gurmadka abaaraha ...
















