Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gargaarka oo deeq-bixiyeyaasha Caalamka ku boorriyey in ay deg-deg uga jawaabaan dalabkooda.
Ergayga Madaxweynaha Soomaaliyeed ee Arrimaha Gargaarka Bani’danimda Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kulan la qaatay deeq-bixiyeyaasha Caalamka ayaa ku boorriyey in ay ...
















