Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Belgium
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan dalka Belgium-ka ayaa maanta ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan dalka Belgium-ka ayaa maanta ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Komiishanka Midowga ...
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa galabta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad ...
Guddomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Hirshabelle Maamulka Degmada Ragacelle, siyaasiyiin iyo ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta soo xiray shir labo maalin ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo Maanta ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda ...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed oo Maanta Shirka Wadatashiga Barakacayaasha soo qaban qaabisay, islamarkaana,waxaana looga hadlay xaaladaha iyo sida loo maareyn ...
Waxaa Magaalada Muqdisho si diirran loogu soo dhaweeyay Cayaartooyda Toban iyo todfoba jirada ah ee Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho