Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineeysa Dhalinyaro ku xirnaa dalka dibadiisa
Dowladda Soomaaliya ayaa 27 bishan oo bari ku beegan Dalka Dib ugu Soo Celineeysa ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib ...
Dowladda Soomaaliya ayaa 27 bishan oo bari ku beegan Dalka Dib ugu Soo Celineeysa ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiramaan Yuusuf Cadasla ayaa sheegay in Al-shabaab Afar weerar oo ay soo qaadeen degaanka ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha lagula dagaalayo argigixisada Al-shabaab ayaa haya howlo qaran oo taariikhi ah iyaga ...
Mas’uuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta Olole Isxilqaan ah ka fuliyay xarunta dhexe ee ...
Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA), ayaa gurmad degdeg ah u dirtay ku dhawaad 1,400 oo qoys oo ku ...
Guddiga Gaadiidka, Hawlaha Guud, Duulista Hawada, Dekedaha iyo Tamarta, ayaa maanta kulan-hawleed la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud oo uu ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan, ayaa Maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 5aad ee Golaha deegaanka Degmada kulankiisii ...
Hawl-wadeenno ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa safar aqoon kororsi ah ugu socon ...
Guddoomiyaha Degmada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool Cumar Cabdulaahi Maxamuud "ATUU" ,ayaa maanta kormeer iyo indha-indheyn ku tagey mashruuca dib ...
Guddoomiya gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Dhallinyarada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho