Maalintii 1-aad ee diiwaan gelinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo soo idlaatay
1’ Musharrax Madaxweyne Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya. 2’ Musharrax ...
1’ Musharrax Madaxweyne Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya. 2’ Musharrax ...
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa aqoonsaday xildhibaannada laga soo dortay degmada Ceel waaq inay xildhibaannada saxda ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Marwo ...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya marwo, Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa kulan gaar ah la qaadatay ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay sii hayaha ...
Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ku soo bandhigay dhagar-qabayaal ka soo goostay kooxda ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fawziya Abiikar Nuur oo ay weheliyaan, Agaasimayaasha Wasaaradda Caafimaadka ayaa Garoonka Diyaaradaha ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka hooyo. Wafdiga Madaxweynaha ...
Maanta oo axad ah taariikhdana ay ku beegan tahay May 8,2022 waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabatay diiwaangelinta iyo lacag qabashada ...
Maanta oo axad ah taariikhdana ay ku beegan tahay May 8,2022 waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabanaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho