Howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab
Howlgal qorsheysan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare ...
Howlgal qorsheysan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay sarakiil sare oo ...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisey dadka danyarta ah ee ku u nool ...
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidanka xoogga dalka jeneraal: odawaa yuusuf ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka ...
Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxwaynaha oo kulan la qaatay taliyaasha Ciidamada Milateriga iyo Booliska ayay ka wada hadleen ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo ...
Dagaalka Ciidamada Ruushka ay ka wadaan Ukraine oo galay maalintii 73-aad, maanta oo Sabti ah, ayaa la soo sheegayaa in ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed ...
Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidanka ATMIS, gaar ahaan kuwa Burundi ayaa howlgallo ka wado Gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaa degaanada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho