Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ka qeyb ka Noqday Gurmadka Dhiig Shubista
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa gaaray Isbitaalka Ex-Digfeer,Si ay ugu qeyb qataan Gurmadka Dhiig Subista ee ka socda ...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa gaaray Isbitaalka Ex-Digfeer,Si ay ugu qeyb qataan Gurmadka Dhiig Subista ee ka socda ...
Madaxa hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caaafimaadka (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay iney Soomaaliya gargaar Caafimaadka u dirayaan. Tedros, ...
WAR SAXAAFADEED Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii lala ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka naf lacaariga ah ee ...
Faahfaahinta Qaraxa 29-10-2022 Khawaarijta naf lacaariga ah ee Al-shabaab ayaa maanta Qaraxyo argagixiso ku beegsaday dad ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ka amba qaadaya xaaladda dagaalka ee lagula Jira Argagaxisada, ayow ...
Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Maxamed ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Degmada Yaaqshiid Mudane Axmed ...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi oo ku sugan Hiiraan, bartamaha Soomaaliya, ayaa kulan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho