Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyed ee dalka Nethetland
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ...
















