Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Mursal Booroow.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ...
















