Ciidanka xoogga oo Balcad ku dilay 9 ka tirsan Al-shabaab
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dilay ugu yaraan sagaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo saakay weerar gaadmo ah ku qaaday ...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dilay ugu yaraan sagaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo saakay weerar gaadmo ah ku qaaday ...
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay Madaxweyne Farmaajo ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeyi Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda. Taliyaha oo ...
Somali National Army chief, Brigadier General Odawa Yusuf Rage has today on Wednesday cleared the SNA position towards the ongoing ...
Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa soo bandhigtay nidaamka casriyaynta Furdooyinka Soomaaliya ee SOMCAS, kaasi oo ku saabsan xeerarka iyo nidaamka kastamka ...
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamuka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Cabduqadir Maxamed Maxamuud ...
Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sidoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa maanta magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay ku soo bandhigay lix ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho