Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah Wasiirrada magacaaban.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa ku qaabbiley Wasiirrada magacaaban ee xukuumadda ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa ku qaabbiley Wasiirrada magacaaban ee xukuumadda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa uga mahadceliyay Mudanayaasha Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle oo maanta cod aqlabiyad leh ...
Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta qaabilay masuuliyiin ka socday Qaramada Midoobay xafiisyadooda New york ...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta degmada Matamaan ku soo bandhigay hub kala duwan oo ay maleeshiyaaadka Al-Shabaab ...
Magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa maanta laga hirgeliyay saldhig cusub. Saldhiga oo ku yaala xaafadda Xera Kabida ayaa ...
Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka HirShabeelle, oo Maanta kulan ku yeesheen Magaalada Jowhar, ayaa meel mariyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu ...
Xukuumadda Moscow, ayaa sheegay in Dagaalka kala dhaxeeya Ukraine uusan sabab u noqon Karin in Ruushka uu isticmaalo Hubka halista ...
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowlad gobaleedka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa ka qayb galey munaasabadan oo wasaraddu ay kula wareegeysay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa Liiska Golaha Wasiirada Cusub.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho