Dhismaha Waddada Ex-koontarool Balcad iyo KM-0 oo meel wanaagsan maraysa
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha waddada isku xirta ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha waddada isku xirta ...
Wararka ka imaanaya Deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro u geestay Carruur ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Yusuf Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ugu soo xiray howl ...
Wasiirka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Khadija Maxamed Diiriye iyo Madaxa mu’asaasada Arrimaha Gargaarka iyo Bani’aadanimada ee boqortooyada Sucuudiga ( ...
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa Maanta ...
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka tirsan Ciidamada ...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed Puntland ayaa soo gudbiyay musharaxiinta utartamaya 6 kursi oo ay doorashadoodu ka dhacayso magaalada ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u ...
Magaalada Dhuusamareeb waxaa ku soo idlaaday kulan wada tashi ah oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib ...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho