Maamulihii iskuulka Deyniile oo saaka qarax lagu dilay
Alle Ha u naxariitee Maamulihii iskuulka Deyniile ayaa lagu dilay qarax ka dhacay wadad laamiga ah ee degmadda Dayniile. Marxuum ...
Alle Ha u naxariitee Maamulihii iskuulka Deyniile ayaa lagu dilay qarax ka dhacay wadad laamiga ah ee degmadda Dayniile. Marxuum ...
Dowlad Goboleedyadda Galmudug & Koofur galbeed ayaa maanta soo gabagabeynayo doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda halkaas ahayd. Dowlad ...
Kursiga Hop#004 Ee degan dorashadisu tahay Baladweeyne oo ay ku tartameen ilaa iyo shan musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta ka qaybgalay Munaasabad lagu Xusayay 10 Sano ...
Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cabdiraxmaan ...
Xili Qaybo badan oo ka mid ah Gobalada Dalka uu ka Jiro jiilaal dheeraaday oo saamayn ku yeeshay Dad iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Guddiga gurmadka Abaaraha ayaa kulan la qaatay wakiillada ...
Wefdi Saraakiil sare ah oo uu hogggaminayo taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka General Cabdi ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Faqi ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ay hoggaaminaysey Safiirada Midowga ...
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad ayaa gacanta ku soo dhigay seddax dhalinyaro ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho