Cali Guudlaawe oo deeq raashin ah gaarsiiyay dad danyar ah
Cali Guudlaawe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta qeybiyay gar gaar raashin ah oo ay ugu deeqeen ...
Cali Guudlaawe Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta qeybiyay gar gaar raashin ah oo ay ugu deeqeen ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa hogaaminaya howlgallada ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegey iney ka shaqeyn doonaan sidii loo ...
Wararka laga helayo saraakiisha laamaha amniga gobalka Mudug ee Galmudug gaar ahaan nabad sugida iyo booliiska ayaa sheegaya in ilaa ...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa kormeer ku tagay Xafiisyada Xarunta dhexe ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ahayd Caasimadda Muqdisho Kuxigeenka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ahayd Caasimadda Muqdisho, Safiirka ...
Wasiiru Dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Jaamac Gaani ayaa galalka gargaarka iyo meereynta Musiibooyinka ku wareejiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay'adda Cunnada Adduunka ...
انالله وانا اليه راجعون Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho