Wasiirka Caafimaadka XFS Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska Ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa kulan la qaatay Danjiraha Boqortooyada ...
















