Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo soo saaray Jadwalka doorashada lix Kursi
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa soo saaray jadwalka doorashada Lix kursi oo ka mid ah ...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa soo saaray jadwalka doorashada Lix kursi oo ka mid ah ...
Duulaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ayaa galay maalintii tobnaad, waxaana Ciidamada Ukraine ku dhawaaqeen in Ciidamada Ruushka ay bilaabeen ...
Guddiga hirgalinta Doorashada Galmudug, ayaa shaaciyay guddiga xulista shan kursi oo kamid ah kuraasta Golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay ...
Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo ...
Sida ay Radio Muqdisho u xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka magaalada Beledweyne, waxaa caawa la toogtay labo ka mid ah argagixisada Al-Shabaab, ...
Safaaradaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Germany, Belgium iyo Serbia waxa ay sameeyeen bar is-gaarsiineed oo waxtar u leh muwaadiniinta Soomaaliyeed ...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay musharrixiinta u taagan 16 kursi ee taala magaalada Boosaaso oo la qaban doono 5, ...
Shaqada ciidanku, waxay safka hore uga jirtaa howlaha ugu adag ee bini’aadanku u qabto si maalinle ah, tan ugu muhiimsana ...
Dab ayaa ka kacay xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia ee ku taala Dalka Ukraine, waana warshadda tamarta Nukliyeerka ugu weyn ...
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdisaciid Cali ayaa maanta oo Jimco ah wuxuu kulan qadka telfoonka ah uu la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho