MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA, KORMEERAYNA SAFAARADDA SOOMAALIYEED EE DALKA TURKIG.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka aan walaalaha ...
















