Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Madaxa Hay’adda USAID
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power. ...
Labo qof oo falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen magaalada Nablus ee daanta galbeed ee ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gurmad u dirtay gobolka Bakool oo deegaano ka mid ah ay dhowaan weerar argagixiso ka ...
Mas’uuliyiinta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa war ka soo saaray dagaalkii u dhexeeyeey argagixisada Al-Shabaab iyo ciidamada deegaanka ee Liyuu booliska, ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ugu biiri laheyd dalladda bulshada Bariga Afrika - East African Community ...
MACHADKA SARE EE DARAASAADKA AMNIGA OGEYSIIS Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo ah hay’ad tacliin sare oo xukuumi ah, looguna ...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminayo ...
Ururka Haweenka Gobalka Mudug ayaa todabaadkiiba mar kulan ku yeesha Magaalada Gaalkacyo, ayagoo uga arrinsada siddii Haweenka ay uga qeyb ...
Guddiga joogtada ee Aqalka Sare Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee Baarlamaanka 11aad, Waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha ...
Wasaaradda Caafimaad Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Isbitaalka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose ku wareejisey Daawo, ay ka heshey ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho