Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qeybgalay munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Aqoonyahano wax ku soo bartay Malaysia.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaMudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax ...
















