Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo qaabilay Wafdi ka socda Hay’adaha QM
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid, Ayaa Aqalka madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay'adaha ...
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid, Ayaa Aqalka madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay'adaha ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hey’adda ...
Kulankaa oo Ajandihiisu Ahaa Dardargelinta dhameystirka Miisaaniyadda 2022-ka. Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka -2aad, ee labada Aqal Mudane Cabdullaahi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali Gacal ayaa maanta kormeeray tababar u socda qayb ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku-xigeennadiisa ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad, ...
Waxaa maalintii labaad si habsami leh u socda imtixaanka mideysan ee dugsiga sare, kaas oo ardayda kaga qeyb galayaan goobo ...
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya ...
Agaasimaha Guud ee wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada XFS Cali Gaal (Gaabow) ayaa maanta kulan la qaatay taliyaha ciidanka taraafikada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilalkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Yaxye Ismaaciil ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho