Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulan amniga looga hadlayay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ...
Ururka 7aad Guutada 16-aad Kumandooska Danab XDS ayaa Hawlgal lagu Xaqiijinayeyo Amaanka Ka sameeyey Degaanka Madaxgise ee Gobolka Shabeelaha dhexe ...
Guddoomiyaha degmada Ceel Barde ee gobolka Bakool, ayaa idaacadda ciidamada qalabka sida u sheegay in ciidanka xoogga dalka dileen 40 ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xarunteeda dhexe kusoo kordhisay dhisme 2 dabaqa oo cusub ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Maxkamadda sare ee Galmudug kadib wareegto ka soo ...
Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho