Safiirka Soomaaliya ee UK oo booqday xabsi ay ku jiraan dhallinyaro badan
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Ingiriiska Cabdiqaadir Xaaji Axmed kheyre ayaa kormeerey xabsiyada dalkaas oo ay ku jiraan maxaabiis Soomaaliyeed oo ...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Ingiriiska Cabdiqaadir Xaaji Axmed kheyre ayaa kormeerey xabsiyada dalkaas oo ay ku jiraan maxaabiis Soomaaliyeed oo ...
Ergeyga Madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo beni’aaadannimada mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan qadka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa Wasaaradda ku soo dhaweeyay Lataliya Sare Dr. Cali Daa’uud oo ...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiya Yaasin Samatar oo galinkii dambe ee maanta gaartay magaalada Garoowe ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay ...
Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo ...
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ayaa maanta soo xirtay Tababar qeyb ka ahaa ololaha Wacyigelinta Canshuuraha iyo la tashiga bulshada ...
Hay'adda khayriga ah ee Zamzam Foundation ayaa maanta gaarsiiyey deeq raashin ah oo loogu talagaley in lagu caawiyo kun qoys ...
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Maanta gudaha dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsi ahaan u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho