Madaxweyne ku-xigeeenka Puntland oo qaabilay saraakiil ka socday hay’adda Qaramada Midoobey “SAWIRRO”
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha ...














