Xasan Sheekh oo loo caleemo-saaray madaxweynaha 10aad ee JFS
Waxaa goor dhow soo gaba gaboowday xafladii caleemasaarka madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya oo maanta oo khamiis ah ka dhacday teendhada ...
Waxaa goor dhow soo gaba gaboowday xafladii caleemasaarka madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya oo maanta oo khamiis ah ka dhacday teendhada ...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay Habraac cusub oo lagu xakameynayo Cudurka COVID-19. "Waxaa si xushmad leh looga codsanyaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda ...
Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka oo Khamiis ah garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay wefdi uu ...
Sida uu qorshuhu yahay, waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhici doonta xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda Soomaaliya mudane ...
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka ...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digreeto Madaxweyne waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha Arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta si diiran loogu soo dhoweeyay Muqdisho. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho