Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay qaadasha tallaalka Dabeesha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) , Ayaa daah furay ololaha Ka hortaga ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) , Ayaa daah furay ololaha Ka hortaga ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ku daah-furay shirka dib-u-eegista Dakhliga guud ...
Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27aad,Ayaa xukunno kala duwan ku riday Afar eedeysane oo uu xafiiska Xeer ...
Ahmed Cabdi kaariye Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo garay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Waxaana ku ...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka ...
Ururka 4aad Guutada16 Ee Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal Qorsheysan oo ka dhan ahaa argagixisada Al-Shabaab ka ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa caawa shir gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Galmudug, waxaana kulanka ...
Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta deeq gargaar ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho