Safaaradda turkiga ay ku leedahay Soomaaliya oo lagu qabtay Xuska Afgambigii dhicisoobay ee turkiga
Safaaradda turkiga ku leeyahay Soomaaliya, ayaa maanta si weyn looga xusay maalintii uu dhicisoobay Afganbigii lala damacsanaa dowladda Turkiga ee ...
















