Duqa Degmada Gaalkacyo oo Maktabadda geeyay Buug “SAWIRRO”
Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo uu wehliyo la taliyaha waaxda arrimaha bulshada Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo,Ayaa galabtay booqday ...
Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo uu wehliyo la taliyaha waaxda arrimaha bulshada Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo,Ayaa galabtay booqday ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Pekos iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Caasimadda Itoobiya ee ...
Maxamad Abdi Afeey oo ah Ergeyga Hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR u qaabilsan GEESKA Afrika, oo uu wehliyo Magatte Guisse ...
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid, Ayaa Aqalka madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay'adaha ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hey’adda ...
Kulankaa oo Ajandihiisu Ahaa Dardargelinta dhameystirka Miisaaniyadda 2022-ka. Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka -2aad, ee labada Aqal Mudane Cabdullaahi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali Gacal ayaa maanta kormeeray tababar u socda qayb ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku-xigeennadiisa ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad, ...
Waxaa maalintii labaad si habsami leh u socda imtixaanka mideysan ee dugsiga sare, kaas oo ardayda kaga qeyb galayaan goobo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho