Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Sheekh Cali Warsame
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ...
















