Gurmad la gaarsiiyay Buurdhuube oo ka tirsan Gobolka Gedo.
Wasaradda Gargaarka XFS ayaa maanta gargaar Raashin ah u dirtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Gargaarka ayaa ...
Wasaradda Gargaarka XFS ayaa maanta gargaar Raashin ah u dirtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Gargaarka ayaa ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u ...
Dowladda Ukraine ayaa ku dhawaaqday in duqeymaha Ruushku uu ka geystay bariga Donbass ay dad badan oo rayid ah ku ...
War-saxaafadeed uu soo saaray Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ayaa faray Hay’adaha Dowladda in aanay gali karin wax heshiis ah inta laga ...
Ciidanka la dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsan nabad-diidka oo ku dhuumaaleysanayay degaanka ...
Maamulka Dowlada hoose ee Xamar oo maalmahaan si joogta ah uga howl galayay maareeynta saameeynta uu Roobka ku yeeshay bilicda ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuled ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet YILMAZ, ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaalada, ayaa kormeer ku tagay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Suldaan Saciid Axmed, oo ah Mudane ka ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafti ka socda Beesha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho